Ku soo dhawoow Courses ZMC course kan
Waxad kubaran Doonta barashada quusa Forex Bilaw ilaa Dhamaad Sidoo kale Casharo Kooban Oo kuufududaynaya Fahanka Suuqa Forex iyo Books and pdf 📕
Hel shahaado Free Ah oo Cdaynaysa Ardaynimadada
Casharkan waxaan kaga Hadli doona Hordhac yaroo kusaabsan Wado Aad cilmigan Umari Lahad Barashadiisa Oo K aa Anfacaysa Inaad Hore U barato
Casharkan Waxaan Kaga Hadli Maxaad Ubahaan Tahay si aad Cilmigan UBARATO
Casharkan waxaad kubaran DoonTa sidee Platform kaTradingview Loo Isticmaala Sidee Loo dajista mobile iyo laptop
Caharkan Waxaad kaga Hadli doona Barashada Forex ,
Caharkan waxaan kaga Hadli Doona sadexda qaabdhismeeedka uu suuqu maro
Market structure
Caharkan Waxaad Kubaran DoonTa waa maxay Liuqidity iyo qaybaha Looq qaybiyo
sidoo kale risk management sudee trade kaaga khasaarihiisa iyo f aa idadiisa loo ogaada