Our Story

Background

Ka dib marka arkay faham khaldan,aqoon la’aan, cabsi ka timid in trade la qaato iyo suuqa oo dad badani isku dayeen in ay marin habaabiyaan qofka ku cusub ayaan go’aan saday in aan u sameeyo qaab kooban saaxiibadayda jecel in ay bartaan forex

horaanta bilawga sanadka 2/2/2024 aasaasay academy ZMC taasi waa rajo
fiican sameesay ilaa hadda

Mission & Vision

ujeedkaygu waa in aan helo dad isku filan,isku kalsoon,naftooda anfaca iyo dadkaba,in aan tuso waxyaabo badan oo ka khaldan una toosiyo,u sheego in
qofku isagu wax dhacsan karo

ZMC TEAM