DISCORD

Gacmo wada jirbay wax Ku gooYaan 

Discord ?

Discord waa goob Aan ugu tala galnay Inaan kuwada kulano si aan cilmiga isku waydaarsano isku caawino ka cusub lagacan  qavto ka khalad ku socda lasaxo aduunkana maskaxo isku taga wax badan bay qabtaan hadii looga shaqaysiioyo  sidii larabay

Ujeedada kaleenahay Discord

Inaan noqono xubin isku duuban oo wada socota oo wada guulaysta oon Kala hadhin insha ALLAH

Discord maxaa kaaga horeeya

Aan is la eegno

Address List

ZMC 2024

welcome To The real world