
Discord ?
Discord waa goob Aan ugu tala galnay Inaan kuwada kulano si aan cilmiga isku waydaarsano isku caawino ka cusub lagacan qavto ka khalad ku socda lasaxo aduunkana maskaxo isku taga wax badan bay qabtaan hadii looga shaqaysiioyo sidii larabay